Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaay

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel wax lagu qariyo.

Erayo la-mid ah

kaayagamagacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qof…kaayagaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee…kaayeMeerto; kal; miile.kaayeysashold kaayeysi.kaayeysoWax ku kaltamid.kaayidkay³.kaayoMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…kaaysoWax meel ku qarsasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms