Qaamuuska Asalka
kaayeyso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Wax ku kaltamid.
Erayo la-mid ah
kaayMeel wax lagu qariyo.kaayWax qarin. ld kay³.kaayagamagacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qof…kaayagaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee…kaayeMeerto; kal; miile.kaayeysashold kaayeysi.kaayidkay³.kaayoMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…

