Qaamuuska Asalka
kaaye
MagacLafdheeri
Macnaha
Meerto; kal; miile.
Erayo la-mid ah
kaayMeel wax lagu qariyo.kaayWax qarin. ld kay³.kaayagamagacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qof…kaayagaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee…kaayeysashold kaayeysi.kaayeysoWax ku kaltamid.kaayidkay³.kaayoMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…

