Qaamuuska Asalka
kabatole
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.
Erayo la-mid ah
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shi…kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo …kabaabyooKabaa-byo dareemid.kabaabyood487kabaal

