Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaarbuuno

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.

Erayo la-mid ah

kaar1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeela…kaarXanuun laxow badan dareemid.kaaradKiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.kaarbogsilik-asiidhNooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudt…kaarboo-laba-ogsaydhNeef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysant…kaarboohaydrayt(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku sa…kaarboonCuriyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. …kaarboon-hal-ogsaydhNeef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarb…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms