Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaarboon

(kiim.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Curiyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Kaarboonku xubin caan ah ayuu kaga jiraa maatarka nool. Sidaa awgled, iskudhisyo kaarboon ah; sida kaarbooneytyada (jeeso iyo irdib) iyo shidaalada foosil (dhuxul-dhagax, saliid iyo neef) iyo shidaallada ayaa laga dheegaa walxaha ku aroora noole.

Erayo la-mid ah

kaarXanuun laxow badan dareemid.kaar1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeela…kaaradKiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.kaarbogsilik-asiidhNooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudt…kaarboo-laba-ogsaydhNeef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysant…kaarboohaydrayt(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku sa…kaarboon-hal-ogsaydhNeef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarb…kaarbuunoAalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms