Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaarbogsilik-asiidh

(kiim.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudtahay COOH. Kaarbog-silik asiidho badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhirta, duxda iyo saliiddana waxay ugu jiraan miistar ahaan. Sidaa awgeed kaarbogsilik asiidhada noocan ah waxa loo yaqaan asiidho duxeed.

Erayo la-mid ah

kaarXanuun laxow badan dareemid.kaar1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeela…kaaradKiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.kaarboo-laba-ogsaydhNeef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysant…kaarboohaydrayt(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku sa…kaarboonCuriyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. …kaarboon-hal-ogsaydhNeef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarb…kaarbuunoAalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms