Qaamuuska Asalka
kaarboon-hal-ogsaydh
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Neef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku yar tahay (gubasho dhiman). Warshad ahaan, waxa lagu diyaariyaa ogsidhaynta kaarboon ama neefta dabiiciga ah, ama falgalka lagu magacaabo biyo-neefeed. Waa neef ah yareeye laxaad badan laguna isticmaalo cilmi-bireedka.
Erayo la-mid ah
kaarXanuun laxow badan dareemid.kaar1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeela…kaaradKiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.kaarbogsilik-asiidhNooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudt…kaarboo-laba-ogsaydhNeef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysant…kaarboohaydrayt(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku sa…kaarboonCuriyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. …kaarbuunoAalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu …

