Qaamuuska Asalka
kaarboohaydrayt
(-tyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku salaysan astaanta guud ee cx (H2 O). Karbohaydraytyada ugu sahlani waxa weeye sonkorta (sakaraydhyo) oo ay ka mid yihiin gulukowsta iyo sukurowsta. Boolisa-karaydhyadu waa kaarboohaydraytyo culays molikiyuulladoodu weyn yahay oo kakan. Tusaale ahaan: istaarj, istaarj xayawaan iyo selilows.
Erayo la-mid ah
kaarXanuun laxow badan dareemid.kaar1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeela…kaaradKiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.kaarbogsilik-asiidhNooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudt…kaarboo-laba-ogsaydhNeef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysant…kaarboonCuriyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. …kaarboon-hal-ogsaydhNeef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarb…kaarbuunoAalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu …

