Qaamuuska Asalka
kaawiyadeysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax la kaawiyadeeyay ahaansho
Erayo la-mid ah
kaawi1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta…kaawiShay adag mid ka jilicsan ku garaacid.kaawiyad1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo…kaawiyadeeWax kaawiyad jactad kaga bi'in.kaawiyadeysnaanld kaawiyadeysnaansho.kaawiyadeysnaansho/dh ld kaawi-yadeysnaan.kaawoMeesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu …

