Qaamuuska Asalka
kaawiyadee
(-deeyay, -daysay)Falg2
Macnaha
Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
Erayo la-mid ah
kaawi1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta…kaawiShay adag mid ka jilicsan ku garaacid.kaawiyad1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo…kaawiyadeysanWax la kaawiyadeeyay ahaanshokaawiyadeysnaanld kaawiyadeysnaansho.kaawiyadeysnaansho/dh ld kaawi-yadeysnaan.kaawoMeesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu …

