Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaawo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.

Erayo la-mid ah

kaawi1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta…kaawiShay adag mid ka jilicsan ku garaacid.kaawiyad1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo…kaawiyadeeWax kaawiyad jactad kaga bi'in.kaawiyadeysanWax la kaawiyadeeyay ahaanshokaawiyadeysnaanld kaawiyadeysnaansho.kaawiyadeysnaansho/dh ld kaawi-yadeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms