Qaamuuska Asalka
kaawiyad
(-do, m.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo. 2. ld kaawi¹.
Erayo la-mid ah
kaawi1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta…kaawiShay adag mid ka jilicsan ku garaacid.kaawiyadeeWax kaawiyad jactad kaga bi'in.kaawiyadeysanWax la kaawiyadeeyay ahaanshokaawiyadeysnaanld kaawiyadeysnaansho.kaawiyadeysnaansho/dh ld kaawi-yadeysnaan.kaawoMeesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu …

