0

kuwaas

mu ti w

ld kuwaa.

0

kuwaatis

m l (jool.)

Mid ka mid ah macaadintra aad loo helo, oo ku jirta dhadhaabooyin iyo carrooyin badan iyadoo leh qaabab kala duwan, badanaa waxay buuxisaa dhuumaha, isgalooyinka, iyo 526 hogagga dhadhaabaha. Badanaa waxaa ku qasan macaadin kale, oo ay ka mid yihiin birta ceeriin. Waxay ka samaysantahay silika iyo ogsajiin. Waxay samaysaa xaddigu ugu badan ee bataaxda.

0

kuwama

mu we w

tuma¹.

0

kuwan

mu ti w

Eeg: kan¹

0

kuwayaga

mu lh w

1 / taayada¹.

0

kuwayga

mu lh w

1 / tayda 1.

0

kuwee

mu we w

tee¹.

0

kuweeda

mu lh w

/ teeda¹.

0

kuweenna

mu lh w

/ teenna¹.

0

kuweer

mu ti w

Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “ Waa kuweer hablihii soomaaliyeed”.

0

kuwii

mu ac w

Eeg: kii

0

kuwiinna

mu lh w

/ tiinna¹.

0

kuwiisa

mu lh w

/ tiisa¹.

0

kuwo

mu ac w

Eeg: ku²

0

kuwoo

mu ac w

2 (1).

0

kuwooda

mu lh w

/ tooda¹.

0

kuxige

m l (-gayaal, m.l/dh)

Qof jago uga hooseeya cid kale. ld kuxigeen.