Qaamuuska Asalka
kaas
(kuwaas, w)MagactiLafdheeri
Macnaha
Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa¹