0

hinjis

m l

Eeg: hinjin

0

hinjisasho

m f dh

Eeg: hinjiso

0

hinjiso

f g3 (-stay, -satay)

Wax culus qaadasho.

0

hinni

m l (-iyo, m.l/dh)

Meel dhirtu ku badantahay; jiq.

0

hinnig

m l kh

H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran.

0

hinnigsan

f mg1 (-naa, -nayd)

Qof hinnig ahaansho.

0

hinnigsanaan

m f dh

ld hinnigsaanaansho.

0

hinnigsanaansho

m l

/dh ld hinnigsanaan.

0

hinqad

m l

Eeg: hinqasho

0

hinqasho

m f dh

ld hinqad.

0

hinqi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.

0

hinqin

m f dh

Eeg: hinqi

0

hinqo

f mg3 (-qaday, -qatay)

Kicid u hollasho.

0

hinraag

m l

1. Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa. 2. Cida libaaxa. ld hiinraag¹.

0

hinraagid

m f dh

Eeg: hinraag²

0

hintaaqayn

m dh

Eeg: hantaaqayn

0

hintaaqee

f g2 (-qeeyay, -qeysay)

Eeg: hantaaqee

0

hintaaqo

m dh

Eeg: hantaaqo

0

hintaaqoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: hantaaqoo

0

hintaaqood

m l

Eeg: hantaaqood

0

hintifaay

m l (-yo, m.dh)

Eeg: hintifay

0

hintifay

m l (-yo, m.dh)

Nooc dhurwaaga ka mid ah oo gaagaaban, madax buuran oo geela iyo xoolaha kaleba laaya. ld hintifaay.

0

hiqhiq

m dh sh r

Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg; feerafuglo.

0

hiqhiqlayn

m f dh

hiqhiqlee. ld hiqlayn, hiqlays.

0

hiqhiqlee

f mg2 (-leeyay, -laysay)

Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.

0

hiqlayn

m dh

Eeg: hiqhiqlayn

0

hiqlays

m l

Eeg: hiqhiqlayn

0

hiqlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: hiqhiqlee

0

hir

m l (-rar, m.l)

(fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.

0

hir4

f mg1 (-ray, -rtay)

Meel dheer ka soo muuqasho.

0

hiraab

m dh (-bo, m.l)

1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.

0

hiraabad

m l

Eeg: hiraabasho

0

hiraabasho

m f dh

ld hiraabad.

0

hiraabo

f mg3 (-btay, -batay)

Suxuur cunid.

0

hiraabood

m l

Habeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.

0

hiraaci

f g2 (-iyay, -isay)

1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².

0

hiraacin

m f dh

ld haraacin.

0

hiraahir

f mg1 (-ray, -rtay)

Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², haraanhir², hiraanhir².

0

hiraahirid

m f dh

ld haraahirid, haraanhirid, hiraanhirid.

0

hiraahirsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax hiraanhir hayo ahaansho (nafley). ld haraahirsan, haraanhirsan, hiraan-hirsan.

0

hiraahirsanaan

m f dh

ld haraahirsanaan, haraahirsanaansho, haraanhirsanaan

0

hiraahirsanaansho

m l

/dh ld hiraahirsan-aan.

0

hiraanhir

f mg1 (-ray, -rtay)

Eeg: hiraahir²

0

hiraanhirid

m dh

Eeg: hiraahirid

0

hiraanhirsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: hiraahirsan

0

hiraanhirsanaan

m l

Eeg: hiraahirsanaan

0

hiraanhirsanaansho

m l

/dh ld hiraahirsa-naan.

0

hirad

m l

Eeg: hirasho

0

hirasho

m f dh

ld hirad.

0

hirgal

f mg1 (-alay, -ashay; -geli)

Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid.

0

hirgeli

f g2 (-iyay, -isay)

Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.

0

hirgelid

m f dh

Eeg: hirgal

0

hirgelin

m f dh

Eeg: hirgeli

0

hirid

m f dh

Eeg: hir³

0

hirig

m dh

Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.

0

hirimaddubbe

m l

Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, laga dheelo aroosyada laga ciyaaro degmada Boosaaso iyo agagaarkeeda.

0

hirimmaale

m l (-layaal, m.l/dh)

Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).

0

hiriq

m dh sh r

Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”.

0

hirjab

m l (-byo, m.dh)

Xeebta meesha hirka baddu ku baab'o.

0

hiro

f mg3 (-rtay, -ratay)

Ku h./u h.: cabsi, baahi iwm cid ula tegid si kaalmo looga helo.

0

hirqad

m l

Eeg: hirqasho

0

hirqan

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof ama wax dheregsan ahaansho.

0

hirqanaan

m f dh

ld hirqa-naansho.

0

hirqanaansho

m l

/dh ld hirqanaan.

0

hirqasho

m f dh

Eeg: harqasho

0

hirqi

f g2 (-iyay, -isay)

Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).

0

hirqin

m f dh

Eeg: harqin

0

hirqo

f mg3 (-qaday, -qatay)

1. Biyo weel ka buuxsasho. 2. Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.

0

hirwo

m dh

Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.

0

histeeriya

m dh (daaw.)

Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.

0

histoogaraam

m l (-mmo, m.dh)

(xis.) Muujin garaafeedka ee 'data' kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.

0

histooloji

m l (baay.)

Barashada nudaha noolayaasha iyada oo la adeegsanayo weyneyso.

0

hitayn

m f dh

Eeg: hitee

0

hitee

f g2 (-teeyay, -taysay)

1. Cid ka aargudasho. 2. Qof ceeb ka rogid.

0

hiti

f mg2 (-iyay, -isay)

Dhuti. ld heeti (2).

0

hitin

m dh

ld heetin, heetis.

0

hitiq

f mg1 (-qay, -qday)

Qof si tabar yari ku jirto u socosho.

0

hitiqi

f g2 (-iyay, -isay)

Nafley hitiq u socodsiin; luudin.

0

hitiqid

m f dh

Eeg: hitiq

0

hitiqin

m f dh

ld hitiqis.

0

hitiqis

m l

Eeg: hitiqin

0

hito

m dh

1. Gudashada cid eed gashay laga guto. 2. Rogidda ceeb la iska rogo.

0

hitrosaygas

m l (baay.)

Marka la sharxayo noole labo aliil oo kala duwan leh, kaas oo xukuma muuqaal gaar ah. Xaaladda muuqaalka nooluhu soo saaray waxay noqonaysaa mid ku xidhan aliilka shiiqiyaha ah.

0

hiwaawir

m l

Shuruf.

0

hiwaawirid

m f dh

Eeg: hiwaawir²

0

hiwaayad

m dh (-do, m.l)

Xiisaynta wax si gaar ah loo xiiseeyo.

0

hiyi

m l

Laab; kal; qalbi; niyad.

0

hiyikac

m l

Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.

0

hiyikicid

m f dh

ld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.

0

hiyil

m l (-llo, m.dh)

Duud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha.

0

hiyiwaale

m l

1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.

0

hobay

m l

1. Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa. 2. H. ah: meel cidla ciirsila' ah.

0

hobbobboro

m dh (-ooyin, m.l)

Jaadadka neberiga mid ka mid ah oo yar oo caano leh; waxay leedahay gafuur afka shinbiraha u qaab eg oo qalka kore keliya ilko ku leh, hilibkana waa ay cuntaa. ld hoonbaro.

0

hobol

m l (-llo, m.dh)

Eeg: hoobal

0

hobshee

f mg2 (-eeyay, -eysay)

Si xarrago leh u luga baxsasho.

0

hobsheyn

m f dh

Eeg: hobshee

0

hod

m dh

Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.

0

hodan

m l kh (-nno, m.dh)

H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.

0

hodannimo

m dh

Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.

0

hodanoobid

m f dh

Eeg: hodanow