Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hir

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco. 2. Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah. 3. Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.

Erayo la-mid ah

hir4Meel dheer ka soo muuqasho.hiraab1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cun…hiraabashold hiraabad.hiraaboSuxuur cunid.hiraaboodHabeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.hiraaci1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel …hiraaciH. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.hiraacinld haraacin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms