Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hiraab

(-bo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.

Erayo la-mid ah

hiraabashold hiraabad.hiraaboSuxuur cunid.hiraaboodHabeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.hiraaciH. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.hiraaci1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel …hiraacinld haraacin.hiraahirNeeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld …hiraahirNafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², h…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms