Qaamuuska Asalka
hiraaci
MagacLafdheerikh
Macnaha
H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.
Erayo la-mid ah
hiraab1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cun…hiraabashold hiraabad.hiraaboSuxuur cunid.hiraaboodHabeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.hiraacinld haraacin.hiraahirNeeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld …hiraahirNafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², h…hiraahiridld haraahirid, haraanhirid, hiraanhirid.

