Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hantaaqoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.

Erayo la-mid ah

hantaaqmeel cidla ah oo halis ah.hantaaqaynld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.hantaaqee1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee,…hantaaqo1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld …hantaaqoodld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.hantaatacHadal aan milgo lahayn sheegid.hantaatacHadal aan milgo lahayn. ld hantatac¹.hantaaticidld hantaticid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms