Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hantaatac

MagacLafdheeri

Macnaha

Hadal aan milgo lahayn. ld hantatac¹.

Erayo la-mid ah

hantaaqmeel cidla ah oo halis ah.hantaaqaynld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.hantaaqee1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee,…hantaaqo1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld …hantaaqooHantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.hantaaqoodld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.hantaaticidld hantaticid.hantaaturreeWax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms