Qaamuuska Asalka
hantaaqo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
Erayo la-mid ah
hantaaqmeel cidla ah oo halis ah.hantaaqaynld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.hantaaqee1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee,…hantaaqooHantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.hantaaqoodld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.hantaatacHadal aan milgo lahayn sheegid.hantaatacHadal aan milgo lahayn. ld hantatac¹.hantaaticidld hantaticid.

