Qaamuuska Asalka

hiqhiqlee

(-leeyay, -laysay)
Falmg2

Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.