Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoobal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.

Erayo la-mid ah

hoobaanMiro aad u bislaaday.hoobad1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.hoobaladHaweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.hoobashold hoobad.hoobeyaaHalqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah he…hoobi1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.hoobinld hoobis.hoobiyeQori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado bada…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms