Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoobi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.

Erayo la-mid ah

hoobaanMiro aad u bislaaday.hoobad1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.hoobal1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela …hoobaladHaweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.hoobashold hoobad.hoobeyaaHalqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah he…hoobinld hoobis.hoobiyeQori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado bada…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms