Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hodannimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.

Erayo la-mid ah

hodanH. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.hodan1. Qof hanti badan leh noqosho. 2. Wax la dagay noqosho.hodanowQof hanti leh noqosho.hodantooyoLahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms