Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hodan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheerikh

Macnaha

H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.

Erayo la-mid ah

hodannimoHodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.hodanowQof hanti leh noqosho.hodantooyoLahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms