0

hawohankaagid

m f dh

ld hawohankaag¹.

0

hawohankaaji

f g2 (-iyay, -isay)

Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.

0

hawohankaajin

m f dh

ld hawohankaajis.

0

hawohankaajis

m l

Eeg: hawohankaajin

0

hawoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Wax damcid.

0

hawood

m f l

Eeg: hawoo

0

hawraar

m dh

Hadal; oraah; weer.

0

hawshoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Hawl ku mashquulid.

0

hawshood

m f l

Eeg: hawshoo

0

hawshoon

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: hawllan

0

hawshoonaan

m dh

Eeg: hawllanaan

0

hawshoonaansho

m l

/dh ld hawllanaan.

0

hawtulhamag

m l

1. Cayayaan duulduula, habeenkii dabka ifkiisa soo raaca oo ku gubta. 2. Qof aan kala aqoon wax u roon iyo waxa u daran. 3. H. ah: meel aad mugdi u ah ama aad gudcur u ah.

0

hay

f g

/mg2 (-yay, -ysay) 1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

0

hay'ad

m f dh

'ad.

0

hayaami

f g2 (-iyay, -isay)

Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.

0

hayaamid

m f dh

Eeg: hayaan²

0

hayaamin

m f dh

Eeg: hayaami

0

hayaamiso

m dh (-ooyin, m.l)

1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.

0

hayaan

m l

1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro. 2. H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.

0

hayaay

m dh

1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa!

0

hayaayad

m dh

Eeg: hadaayad

0

hayb

m dh

Qolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo.

0

haybaari

f mg3 (-iyay, -isay)

Baadi xogteed cid weyddiin.

0

haybaarin

m f dh

ld hay-baaris.

0

haybaaris

m l

Eeg: haybaarin

0

haybaaro

m dh

Baafinta la baafiyo wax lumay.

0

haybaarsad

m l

Eeg: haybaarsasho

0

haybaarsasho

m f dh

ld haybaarsad, haybaarsi.

0

haybaarsi

m l

Eeg: haybaarsasho

0

haybaarso

f mg3 (-saday, -satay)

Baadi xogteeda cid weyddiisasho.

0

haybad

m dh

Sharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda.haye

0

haybadeysad

m l

Eeg: haybadeysasho

0

haybadeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Qof laga habadayso.

0

haybadeysasho

m f dh

ld haybadeysad, habadeysi, haybaysad, haybaysasho.

0

haybadeysi

m l

Eeg: haybadeysasho

0

haybadeysnaan

m f dh

ld habadeysnaansho.

0

haybadeysnaansho

m l

/dh ld habadeys-naan.

0

haybadeyso

f mg3 (-stay, -satay)

Ka h.: Cid amarkeeda si xushmadi ku jirto u fulin. ld haybayso.

0

haybasi

m l

Eeg: haybadeysasho

0

haybaysad

m l

Eeg: haybadeysasho

0

haybaysasho

m dh

Eeg: haybadeysasho

0

haybayso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: haybadeyso

0

haybe

m l

Midab madow-dhalaal ah; hurre.

0

haybermetrobiya

m l (-ooyin, ml.)

(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaraha ifku ku dhacayaan meel ka dambeysa xuubka aragga (reetina) marka qofku si caadi ah wax u eegayo. Wixii yaal meel ka dhaw lix mitir si fiican u muuqan maayan, wixii yaal lix mitir meel ka fogna si fiican u muuqan mayaan laaki in mararka qaarkood indhaha oo la khasbo ayaa lagu arkaa. Waxa ugu fiican ayadoo la qaato muraayadaha indhaha oo takhtar uu qoro.

0

haybi

f lg2 (-iyay, -isay)

1. Baadi cid weyddiin. 2. Wax cid weyddiin.

0

haybin

m f dh

ld haybis.

0

haybis

m l

Eeg: haybin

0

haybotayrodism

m l (daaw.)

Shaqada qanjirdhiiga taayrodka oo yaraata. Haddii lagu dhasho oo an la daawayn waxay keeneysa karaetiniism. Haddii qof weyn ku dhacdo waxay keentaa hoos u dhac maskax iyo jirba, qabow dareen dheeraad ah, garaaca wadnaha oo yaraada, culeyska oo kordha iyo maqaarka oo dildillaca.

0

haybsad

m l

Eeg: haybsasho

0

haybsasho

m f dh

ld haybsad, haybsi.

0

haybsi

m l

Eeg: haybsasho

0

haybso

f g3 (-saday, -satay)

1. Cid haybtiisa weyddiin. 2. Cid wax weyddiisasho.

0

haydaarayn

m f dh

ld haydaarays.

0

haydaarays

m l

Eeg: haydaarayn

0

haydaaree

f g2 (-eeyay, -eeysay)

Cid haydaaro u gaysasho.

0

haydaaro

m dh

1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

0

haydaarto

m dh

Eeg: haydaaro

0

haydal

m l

h. ah: neef ido ah oo caato ah.

0

haydalan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Neef ido ah wax caatoobey noqosho.

0

haydalid

m f dh

Eeg: haydal²

0

haydalmid

m f dh

Eeg: haydalan¹

0

haydalnaan

m f dh

ld haydalnaansho.

0

haydalnaansho

m l

/dh ld haydalnaan.

0

haydaro'ogsaydh

m l (-dyo, m.dh)

(kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.

0

haydarojiin

m l (kiim.)

Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah.

0

haydarojiin-cursan

m l (kiim.)

Nooc gaar ah oo haydarojiin aad u firfircoon ah oo la rumeysan yahay inuu jiri karo muddo gaaban oo u dhaxaysa marka uu sameysmo iyo marka uu u muuqdo xumbo ahaan.

0

haydarojiinayn

m dh (kiim.)

Falgalka dhexmara iskudhis iyo haydarojiin.

0

haydarokaarboon

m l (-nno, m.dh)

(kiim.) Iskudhisyada kiimikaad ee ka kooban karboon iyo haydarojiin oo keliya.

0

haydarokoloorik

m l (-dyo, m.dh)

(kiim.) (HCl) Hoor bida oo midablaawe ah oo sameysma marka haydarojiin koloraydh lagu daro biyo.

0

haydh

m l (-ooyin, m.l)

(fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.

0

haydka-aayoonaynta

m l (fiis.)

Tamarta loo baahan yahay si atomka gaaska (uumiga) looga saaro elegtroon.

0

haydroograafi

m l (juqr.)

Maaddada la xiriirta barashada biyaha ee dunida dusheeda ah, gaar ahaan marka la fiirinayo muuqaallada dabiiciga ah, rugaha, mugga, iwm.

0

haye

fk. Waa tahay; hawraarsan; hallayeelo. ld hayeh.

0

hayeeshaale

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof wax kasta oo loola yimaaddo aan hadal ka keenin.

0

hayeeshee

xi. Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel4.

0

hayimi

f g2

Wax layliyid; dabcin.

0

hayimin

m f dh

Eeg: hayimi

0

hayin

m l (-nno/-immo, m.dh)

1. Rati la rarto oo aan buubaal ahayn. 2. H. ah: hayiminta.

0

hayinnimo

m dh

Hayin ahaansho.

0

hayjad

m dh

H. ah: meel cidla ah oo aan degaan u dhaweyn.

0

hayl

m l

Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.

0

hąyl

m dh (-lo, m.l)

1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².

0

haylaamayn

m dh

Eeg: haylid

0

haylaamee

f g2 (-meeyay, -meysay)

ąyl².

0

haylaamid

m f dh

ld haylaan¹(2).

0

haylaan

m l

1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.

0

haylan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax hayl lagu suntay ahaansho.

0

haylid

m f dh

ld haylaamayn,haylyaamayn.

0

haylnaan

m f dh

ld haylnaansho.

0

haylnaansho

m l

/dh ld haylnaan.

0

haylyaamayn

m dh

Eeg: haylid

0

haylyaamee

f g2 (-meeyay, -meysay)

ąyl².

0

hayn

m l

Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug.

0

hayn-darro

m dh (daaw.)

Soo dhaafid aan la ogeyn ee kaadida ama saxarada.

0

hayoomiso

m dh

(2).

0

hayraf

m l

Qubashada uu dhiig ka qubto meel la saray.

0

hayrafid

m f dh

Eeg: hayraf²

0

hayras

m l (-syo, m.dh)

Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo.

0

hays

m l

Meel godan oo kuruska iyo misigta geela u dhexeysa.