Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hay

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-yay, -ysay) 1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

Erayo la-mid ah

hay'ad'ad.hayaamiMeel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.hayaamiso1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay i…hayaanDhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.hayaan1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro…hayaay1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa!haybQolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo.haybaariBaadi xogteed cid weyddiin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms