Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haydaaro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

Erayo la-mid ah

haydaaraynld haydaarays.haydaareeCid haydaaro u gaysasho.haydalh. ah: neef ido ah oo caato ah.haydalNeef ido ah caatoobid.haydalanNeef ido ah wax caatoobey noqosho.haydalanNeef ido ah wax caato ah ahaansho.haydalnaanld haydalnaansho.haydalnaansho/dh ld haydalnaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms