Qaamuuska Asalka
haydal
MagacLafdheeri
Macnaha
h. ah: neef ido ah oo caato ah.
Erayo la-mid ah
haydaaraynld haydaarays.haydaareeCid haydaaro u gaysasho.haydaaro1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan o…haydalanNeef ido ah wax caatoobey noqosho.haydalanNeef ido ah wax caato ah ahaansho.haydalnaanld haydalnaansho.haydalnaansho/dh ld haydalnaan.haydaro'ogsaydh(kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
