Qaamuuska Asalka
haybin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld haybis.
Erayo la-mid ah
haybQolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo.haybaariBaadi xogteed cid weyddiin.haybaarinld hay-baaris.haybaaroBaafinta la baafiyo wax lumay.haybaarsashold haybaarsad, haybaarsi.haybaarsoBaadi xogteeda cid weyddiisasho.haybadSharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda.hayehaybadeysanQof laga habadayso.

