Erayo la-mid ah
hayaamiMeel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.hayaamiso1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay i…hayaan1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro…hayaanDhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.hayaay1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa!

