Qaamuuska Asalka
haydarojiin
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah.
Erayo la-mid ah
haydaaraynld haydaarays.haydaareeCid haydaaro u gaysasho.haydaaro1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan o…haydalh. ah: neef ido ah oo caato ah.haydalNeef ido ah caatoobid.haydalanNeef ido ah wax caato ah ahaansho.haydalanNeef ido ah wax caatoobey noqosho.haydalnaanld haydalnaansho.

