Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hiyiwaale

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.

Erayo la-mid ah

hiyiLaab; kal; qalbi; niyad.hiyikacWelwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo …hiyikacWelwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo …hiyikicidld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.hiyilDuud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms