Qaamuuska Asalka

hirqo

(-qaday, -qatay)
Falmg3

1. Biyo weel ka buuxsasho. 2. Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.