0

fasaaxo

m dh

Eeg: fasaaxad

0

fasahaad

m dh

1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.

0

fasahaadi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.

0

fasahaadid

m f dh

Eeg: fasahaad²

0

fasahaadin

m f dh

ld fasahaadis.

0

fasahaadis

m l

Eeg: fasahaadin

0

fasahaadsan

f mg4 (-sanaa, -sanayd)

Wax fasahaaday ahaansho.

0

fasahaadsanaan

m f dh

ld fasahaadsanaansho.

0

fasahaadsanaansho

m l

/dh ld fasahaadsanaan.

0

fasakh

m l

Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.

0

fasakhan

f mg1 (-khmay, -khantay; -khmi)

Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.

0

fasakhasho

m f dh

ld fasaqasho.

0

fasakhid

m f dh

ld fasakh¹, fasaq¹, fasaqid.

0

fasakhmid

m f dh

ld fasaqmid.

0

fasakhnaan

m f dh

ld fasakhnaansho, fasaqnaan, fasaqnaan-sho.

0

fasakhnaansho

m l

/dh ld fasakhnaan.

0

fasakho

f g3 (-khday, -khatay)

Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.

0

fasal

m l (-llo, m.dh)

1. Qaybaha buug lee yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.

0

fasaleeti

m l (-iyo, m.dh)

1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.

0

fasaq

f g

/mg1 (-qday, -qatay) ld fasakh².

0

fasaqan

f mg1 (-qnaa, -qnayd)

Eeg: fasakhan¹

0

fasaqasho

m dh

Eeg: fasakhasho

0

fasaqid

m dh

Eeg: fasakhid

0

fasaqmid

m dh

Eeg: fasakhmid

0

fasaqnaan

m dh

Eeg: fasakhnaan

0

fasaqnaansho

m l

/dh ld fasakhnaan.

0

fasaqo

f g3 (-qday, -qatay)

Eeg: fasakho

0

fasas

m l

1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.

0

fasasi

f g2 (-iyay, -isay)

(daaw.) Dhaawac caallirin.

0

fasasid

m f dh

Eeg: fasas²

0

fasasin

m f dh

Eeg: fasasi

0

fasaso

f g3 (-stay, -satay)

Fasas qaybsasho.

0

fasax

m l

1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.

0

fasaxid

m f dh

Eeg: fasixid

0

faseexad

m dh

Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.

0

fashal

m l

1. Guuldarro. 2. ld fashalid.

0

fashalaad

m dh

Eeg: fashalid

0

fashalan

f mg1 (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.

0

fashali

f g2 (-iyay, -isay)

Fashal ku ridid. ld fashili.

0

fashalid

m f dh

ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad, fash.

0

fashalmid

m f dh

ld fashilmid.

0

fashalnaan

m f dh

ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.

0

fashalnaansho

m l

/dh ld fashalnaan.

0

fashaq

m l kh

1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.

0

fashaqi

f g2 (-iyay, -isay)

Dhar iwm biyo ku dhex ridid.

0

fashaqid

m f dh

Eeg: fashaq²

0

fashaqin

m f dh

ld fashaqis.

0

fashaqis

m l

Eeg: fashaqin

0

fashaqsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax fashaqay ahaansho.

0

fashaqsanaan

m f dh

ld fashaqsanaansho.

0

fashaqsanaansho

m l

/dh ld fashaqsanaan.

0

fashiiq

m l

Shuux.

0

fashiiste

m l

Eeg: fajiiste

0

fashiistennimo

m dh

Eeg: fajiistennimo

0

fashil

m l

Eeg: fashalid

0

fashilaad

m dh

Eeg: fashalid

0

fashilan

f mg1 (-lmay, -lantay; -lmi)

Eeg: fashalan¹

0

fashili

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: fashali

0

fashilid

m dh

Eeg: fashalid

0

fashilin

m dh

Eeg: fashalin

0

fashilmid

m dh

Eeg: fashalmid

0

fashilnaan

m dh

Eeg: fashalnaan

0

fashilnaansho

m l

/dh ld fashalnaan.

0

fasiix

m l kh

1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.

0

fasiixnimo

m dh

Fasiix ahaansho.

0

fasil

m l

Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).

0

fasilaad

m dh

Eeg: fasiraad

0

fasilan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).

0

fasilid

m f dh

ld fasirid.

0

fasilnaan

m f dh

ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.

0

fasilnaansho

m l

/dh ld fasilnaan.

0

fasir

m l

; fasil¹.

0

fasiraad

m dh

Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).

0

fasiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.

0

fasirasho

m f dh

Eeg: fasiro

0

fasirid

m dh

ld fasilid.

0

fasirnaan

m dh

Eeg: fasilnaan

0

fasirnaansho

m l

/dh ld fasilnaan.

0

fasiro

f g3 (-rtay, -ratay)

Wax fasir u helid.

0

fasixid

m f dh

ld fasaxid.

0

fataal

m l (-llo, m.dh)

Nin aan wax tashiilan.

0

fataalad

m dh (-do, m.l)

Haweeney aan hantida tashiilin.

0

fataalid

m f dh

Eeg: fataal²

0

fataalnimo

m dh

Fataal ahaansho.

0

fataan

m l (-nno, m.dh)

Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.

0

fataanad

m dh

Haweeney dadka isku dirta.

0

fataax

m l

Eeg: fitaaxid

0

fataaxi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: fitaaxi

0

fataaxid

m dh

Eeg: fitaaxid

0

fataaxin

m dh

Eeg: fitaaxin

0

fataaxsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: fitaaxsan

0

fataaxsanaan

m dh

Eeg: fitaaxsanaan

0

fataaxsanaansho

m l

/dh ld fitaaxsanaan.

0

fatah

f g

/mg1 (-hay, -hday; -tihi) 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadin. 2. (f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin. 3. (f.mg) Biyo meel ku faafid.

0

fatahaad

m dh

Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.

0

fatahan

f mg1 (-hmay, -hantay; -hmi)

Wax la fatahay noqosho.

0

fatahmid

m f dh

Eeg: fatahan¹

0

fatahnaan

m f dh

ld fatahnaansho.

0

fatahnaansho

m l

/dh ld fatahnaan.

0

fatash

m l

Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish¹, fetesh¹.