Qaamuuska Asalka
fitaaxi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax ballaarin. ld fataaxi.
Erayo la-mid ah
fitaax1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.fitaaxWax waasac noqosho. ld fataax².fitaaxidld fataax¹, fataaxid, fitaax¹.fitaaxinld fataaxin.fitaaxsanWax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.fitaaxsanaanld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaaxsanaansho.fitaaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fitamiinQayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka sh…

