Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fitamiin

(-no, m.dh)
MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.

Erayo la-mid ah

fitaax1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.fitaaxWax waasac noqosho. ld fataax².fitaaxiWax ballaarin. ld fataaxi.fitaaxidld fataax¹, fataaxid, fitaax¹.fitaaxinld fataaxin.fitaaxsanWax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.fitaaxsanaanld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaaxsanaansho.fitaaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms