Qaamuuska Asalka
fitaaxid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld fataax¹, fataaxid, fitaax¹.
Erayo la-mid ah
fitaax1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.fitaaxWax waasac noqosho. ld fataax².fitaaxiWax ballaarin. ld fataaxi.fitaaxinld fataaxin.fitaaxsanWax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.fitaaxsanaanld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaaxsanaansho.fitaaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fitamiinQayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka sh…

