Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fasil

MagacLafdheeri

Macnaha

Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).

Erayo la-mid ah

fasiix1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal ba…fasiixnimoFasiix ahaansho.fasilanWax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).fasilidld fasirid.fasilnaanld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.fasilnaansho/dh ld fasilnaan.fasir; fasil¹.fasir1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil².
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms