Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fasilan

(-lnaa, -lnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).

Erayo la-mid ah

fasiix1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal ba…fasiixnimoFasiix ahaansho.fasilTolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹…fasilShaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2)…fasilidld fasirid.fasilnaanld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.fasilnaansho/dh ld fasilnaan.fasir; fasil¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms