Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fasiix

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.

Erayo la-mid ah

fasiixnimoFasiix ahaansho.fasilTolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹…fasilShaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2)…fasilanWax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).fasilidld fasirid.fasilnaanld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.fasilnaansho/dh ld fasilnaan.fasir; fasil¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms