Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fasahaad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.

Erayo la-mid ah

fasaaxadHadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.fasahaadi1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.fasahaadinld fasahaadis.fasahaadsanWax fasahaaday ahaansho.fasahaadsanaanld fasahaadsanaansho.fasahaadsanaansho/dh ld fasahaadsanaan.fasakh/mg1 (-khay, -khday) 1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn…fasakhFuridda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama k…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms