Qaamuuska Asalka
fasahaadsan
(-sanaa, -sanayd)Falmg4
Macnaha
Wax fasahaaday ahaansho.
Erayo la-mid ah
fasaaxadHadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.fasahaad1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.fasahaad1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.fasahaadi1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.fasahaadinld fasahaadis.fasahaadsanaanld fasahaadsanaansho.fasahaadsanaansho/dh ld fasahaadsanaan.fasakhFuridda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama k…

