Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fasahaadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.

Erayo la-mid ah

fasaaxadHadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.fasahaad1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.fasahaad1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.fasahaadinld fasahaadis.fasahaadsanWax fasahaaday ahaansho.fasahaadsanaanld fasahaadsanaansho.fasahaadsanaansho/dh ld fasahaadsanaan.fasakhFuridda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama k…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms