Qaamuuska Asalka
fasiraad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).
Erayo la-mid ah
fasiix1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal ba…fasiixnimoFasiix ahaansho.fasilTolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹…fasilShaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2)…fasilanWax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).fasilidld fasirid.fasilnaanld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.fasilnaansho/dh ld fasilnaan.

