Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fataal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin aan wax tashiilan.

Erayo la-mid ah

fataaladHaweeney aan hantida tashiilin.fataalnimoFataal ahaansho.fataanQof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.fataanadHaweeney dadka isku dirta.fataaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fatah/mg1 (-hay, -hday; -tihi) 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadi…fatahaadJabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay…fatahanWax la fatahay noqosho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms