Qaamuuska Asalka
fatahaad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.
Erayo la-mid ah
fataalNin aan wax tashiilan.fataalKu f.: hanti ku ciyaarid.fataaladHaweeney aan hantida tashiilin.fataalnimoFataal ahaansho.fataanQof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.fataanadHaweeney dadka isku dirta.fataaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fatah/mg1 (-hay, -hday; -tihi) 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadi…

