Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fataalad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Haweeney aan hantida tashiilin.

Erayo la-mid ah

fataalNin aan wax tashiilan.fataalKu f.: hanti ku ciyaarid.fataalnimoFataal ahaansho.fataanQof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.fataanadHaweeney dadka isku dirta.fataaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fatah/mg1 (-hay, -hday; -tihi) 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadi…fatahaadJabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms